Sare u Kac Dhinaca Qiimaha ah oo laga Dareemayo Goobaha laga Cunteeyo ee Magaalada Jowhar.

0
192

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa Saameeyay Isku Socodka Gaadiidka Ganacsiga ee Magaalooyinka Jowhar iyo Muqdihso Waxaana ay Taasi Sababtay Sare u kac ku yimid Qiimaha Raashiinka Nuucyadiisa kala Duwan ee Gamaagalada Jowhar Si Gaar ah Goobaha laga Cunteeyo ee Caasimadda Hirshabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here