Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shacabka ku nool Waaxda badda cas ee Xaafada Hantiwadaag oo ka mid ah afarta xaafadod ee magaalada jowhar ayaa walaac xoogan waxa ay ka muujiyeen daadadka fatahaadaha wabigashabeelle oo qeybo ka mid ah xaafadahaasi biyaha fatahaadaha ay ragaadiyeen.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.