Imtixaanka Dugsiga dhaxe oo maanta laga daah furay magaalada Jowhar.

0
171

Jowhar (Radio-Isnaay)- In ka badan labo kun iyo shan boqol oo arday ayaa deegaanada Hirshabeelle u fariisatay imtixaan fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe ee ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedinaya:- Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here