Gadiidleyda Magaalada Jowhar oo Walaac ka Muujiyey burburka Waddooyinka Caasimadda.

0
145

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaar ka mid ah darwalada ku shaqeysta gaadiidka loo yaqaano Mooto bajaajta oo inta badan isticmaala waddooyinka magaalada jowhar ee caasimadda hirshabeelle ayaa walaac xoogan waxa ay ka muujiyeen burburka waddooyinka oo dhibaato ay kala kulmaan mararka qaar waxa ayna shegeen in shilal lagu galo xilliyada uu roobku da’o.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here