Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle oo ka Hadashay Cudurada ka dhashay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
127

Jowhar (Radio-Isnaay)- Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Muxudiin Mukhtar Macalin ayaa hey’adaha iyo dowladda dhexe ka codsaday in loo soo gurmado dadka uu saameyey Fatahaada Wabiga Shabeelle ee deegaanada Gobolkani Shabeellaha Dhexe isago sheegay in ay sare ukaceen Cudurada ka dhashay Fatahaadaha Wabiga.

Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa;- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here