Reysal Wasaare Rooble oo Guddi U Magacaabay Gurmadka Fatahaadaha Hirshabeelle.

0
257

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ka Dib Socdaal ay  Maanta ku Soo Gaareen  Magaalada Jowhar Reysal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi ka Kooban Wasiiro iyo Xildhibaano ka Tirsan Dowladda  Soomaaliya ayaa Waxa uu Ujeedkoodu ahaa Sidii ay u Qiimeyn lahaayeen Saameyntii ay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ku Yeesheen Magaalada Jowhar ee Caamida Hirshabeelle iyo Deegaanada ku Teedsan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here