JOWHAR (Radioisnaay) Guddiga doorashooyinka Soomaliland ayaa soo saaray natiijooyinka horudhaca ah ee doorashada Golayaasha degaanka 13 kamid ah degmooynka degaannada Soomaliland.
Degmooyinkaas ayaa waxaa ku loolamay Xubno kamid ah Xisbiyada Muxaafidka iyo Mucaaradka Soomaaliland, waxaana guddiga doorashooyinka sidoo kale ay shaaciyeen Magacyada Degmooyinka kale ee wali lagu gudo jiri diyaarinta Natiijadooda.
Degmooyinka sida horudhaca ah natiijadooda loo soo badnhigay ayaa waxaa ay Magacyadooda kala yihiin
- Saylac
- Lughaya
- Sallaxley
- Buuhoodle
- Laascaanood
- Xudun
- Taleex
- Gar-adag &
- Sheekh
- Baligubadle
- Caynabo
- Oodweyne
- Ceel Afweyn
Sidoo kale Gudiga doorashooyinka aya ku howlan diyaarinta natiijada degmooyinka kale ee doorashooyinka, kuwaas oo kala ah.
- Zeylac
- Lughaya
- Sallaxley
- Buuhoodle
- Las Anod
- Xudun
- Taleex
- Gar-adag
- Sheekh
- Ceel Afweyn
- Oodweyne
- Caynabo
- Baligubadle