Dadaalada Xiritaanka Fatahaadda Wabiga Shabeelle oo Meel Wanaagsan Maraya.

0
220

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Heer gaba gaba ah Maraya Dadaalada lagu Xirayo Fatahaadda Wabiga Shabeelle uu ka Sameeyay Tuulada Baarey ee Duleedka Waqooyi Bari Magaalada Jowhar Waxana ay Guddiga Ku Howlan Xiritaanka Goobta uu karkaarada Ka Jabsaday Wabiga ay Sheegeen in Maalmaha Soo Aadan La soo Gaba Gabeyn Doono.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here