Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wafdigan gaaray manta magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa Waxaa kamid ahaa Wasiirka howlaha guud iyo Dib u Dhiska Maamulka Hirshabeelle Jaamac Xuseen Xaanshi Waxaana Magaalada Baladweyne ku Soo Dhaweeyay Maamulka Gobolka Hiiraan Kan Degmada iyo Masuuliyiin kale.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.