Warbixin Gaar ah oo ku Saabsan Maalinta Caalamiga ah ee Tubaakada Adduunka.

0
259

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Sannad kasta, Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) wuxuu qabtaa Maalinta Caalamiga ah ee Tubaakada Dunida Maajo 31. Hadafkoodu waa inay faafiyaan wacyiga ku saabsan halista isticmaalka tubaakada iyo sida aan adduunka uga dhigi karno Mid tubaako  xor ka ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here