Xayiraadaha Covid-19 oo Saameeyay Goobaha Waxbarasho ee Gobolka Viktoriya.

0
189

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gobolka Victoria ee dalka Australia waxaa weli saaran xayiraaddii dhawaan lagu soo rogay, waxaana meelaha ay saameysay ka mid ah goobaha waxbarashada, si loo xakameeyo faafitaanka xanuunka COVID-19.

Dadweynaha ayaa is weydiinaya inta cishe oo ay saarnaan doonto xayiraadan, iyadoo wasiirka caafimaadka ee dowladda Federalka Australia  Greg Hunt uu ku tilmaamay mid aad loogu baahnaa marka ay noqoto xakameynta xanuunkan, laakiin ay ka xunyihiin xayiraadaha ay soo rogeen.

Dalka Australia  ayaa waxaa uu kamid yahay dalalka uu sidaweyn u saameeyay Cudurka Safmareenka ah ee COVID-19, waxaana u dhintay dad farabadan halka kuwo kumanaan gaaraya uu wlei haayo Cudurka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here