Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare oo Maanta laga Daahfuray Jowhar.

0
148

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 1600 oo arday ayaa Maanta u Fariistay Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare ee Deegaanada Maamulka Hirshabeelle kaas oo ay Qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here