Wajiga Labaad ee Tallaalka Covid-19 oo Maanta laga Billaabay Magaalada Jowhar.

0
161

Jowhar –  ( Radio Isnaay ) – Munaasabad lagu dahfurayey Wajiga Labaad ee Tallaalka Covid-19 ayaa lagu qabtay magaalada jowhar ee Caasimadda hirshabeelle waxaana ka qeybgalay oo tallaalka lagu bilaabay masuulyiin katirsan wasaaradda caafimaadka hirshabeelle,maamulka gobolka shabeellaha dhexe iyo taliska boliiska degmada jowhar .

 

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here