Dadaallo Biyaha Fatahaada looga Saaro Tuulyiin Hoostaga Degmada Mahadaay oo ka Socda Buulo Axmed.  

0
200

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Biyaha fatahaadaha wabiga shabeelle ayaa saameeyey dadka kunool Buulo Axmed Cigoow oo hoostagta degmada Mahadaay ee gobolkani shabeellaha dhexe Waxaana Socda Dadaalo ay Biyaha uga Saarayaan Tuulada Sida uu Radio Isnaay U Xaqiijiyay Ibraahim Khaliif oo ah Gudoomiyaha Tuuladaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here