Bulshada Magaalada Jowhar oo soo dhaweeyey Heshiiskii laga Gaaray Doorashooyinka dalka.

0
198

Jowhar (Radio Isnaay)- Xili maalintii shalay Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shirka madasha wadatashiga doorashooyinka dalka Soomaaliya islamarkana madaxda dowlada faderaalka iyo kuwa maamulgobaleedyada dalka ay siwadajir ah usaxixeen qodobadii caqabadaha ku ahaa heshiiskii doorashada ayaa waxaa ka hadlay qaar ka mid ah shacabka ku nool Caasimadda Hirshabeelle ee Jowhar iyago soo dhaweeyey heshiiskii ay gareen madaxda Soomaalida.

Warbixintan Waxa soo Jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Mucallim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here