Jowhar (Radio Isnaay)- Xanuunka duummada ayaa waxa uu ka dhashay biyaha fatahaada uu ka sameyay wabiga shabelle deegaano iyo degmooyiin hoosyimada Magalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle.
Wasiir dowlaha Wasaaradda Cafimaadka dowladgobolleedka Hirshabeelle Muxudiin Mukhtaar Mucallim ayaa sheegay in ay dawoyiin Caafimaad ay gaarsiiyeen dadka kasoo barakacay tuulooyiinka u saameeyay fatahaadaha Wabiga Shabeelle.
Warbixintan Waxaa Soo Jeedineysa;- Xaliimo Cali Ibraahim.