Jowhar oo laga Dahfuray Tababar ku saabsan Wajiga labaad ee Tallaalka Covid-19.

0
163

JOWHAR (Radio isnaay) Tababarkan oo ay ka qeybgaleen Sarakiil katirsan Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu baranayay qaabka loo wajahaayo Wajiga Labaad ee Tallaalka Covid-19 oo dhawaan la filaayo in deegaanada Hirshabeelle la soo garsiiyo.

Warbixintan waxaa soo jeedineysa:- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here