Jowhar (Radio Isnaay)-Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) ayaa Beladweyne ka wada dadaallo lagu xalinayo beelo ku dagaalamay duleedka Beladweyne waxa uu kulan la qaatay horjoogayaasha maleeshiyaadka dagaalamay, kuwaasi oo ugu dambeyn balan qaaday inay Nabadda ka shaqeyn doonaan isago ugu baaqay dadkii barakac in guryahooda ay ku labtaan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya ;- Cusmaan Cabdalla Cusmaan.