Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururada dhalinyarada ee ka howlgala jowhar ayaa wadda dadaallo ay ku muujinaayaan doorka ay ku dhex leeyihiin bulshada kuwaasi oo qeybweyn ka qaatay Gurmadka dhibaatooyin ay ka mid yihin xanuunka covid-19 iyo fatahaadaha wabiga shabeelle sida uu Sheegay Nabadoon Colow Beerey oo ka mid ah Duubabka Dhaqanka Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.