Warbixin ku Saabsan nin Dhalinyaro ah oo Si Isxilqaan ah ku Dayactira Waddooyinka Magaalada Jowhar.

0
444

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Halkani waa buundada isnaay ee magaalada Jowhar waxa ay isku xirtaa Xaafadaha Horseed iyo Hantiwadaag,waa waddo ay isticmalaan gadiidka noocyadiisa kala duwan ee ukala goosha xaafadaha jowhar, xiliyada roobka la gaaro waxaa aad u’adag in la adeegsado wadadaasi waxa ay yeelata Bohollo Waaweyn oo gadiidyada qaar ay shil ku galaan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here