Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ku Baaqay in la Hirgaliyo Xarumo Waxbarasho Bilaash ah.

0
223

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiayha gobolka shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan oo ka hadlay heererka waxbarashada gobolkani ayaa  sheegay in ay Yaryihiin tirada Carruurta Ka soo Jeeda Reeraha Danta yar ee Deegaanada Gobolkani Waxaana uu ku Baaqay gudoomiyaha in la Sameeyo Xarumo u gaar ah Danyarta Si Aqoontooda Sare loogu Qaado.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here