Hirshabeelle oo Shaacisay Qasaarahii ka Dhashay Daadadka Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
190

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daadadka ka Dhashay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa Cagta Mariyay in ka Badan 25 Tuulo Waxaana ay Barakiciyeen 11 kun Qoys oo ahaa Beeraley iyo Xoolo Dhaqato Kuwaas oo ku Tiirsanaa Wax Soo Saarka Beeraha Sida uu Radio Isnaay u Xaqiijiyay Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cumar Ceymooy.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here