Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Abwaan Daahir Xuseen Diini oo ka mid ah hal-aburayaasha soomaaliyeed ee ku nool caasimadda hirshabeelle ee jowhar ayaa ka hadlay dhibaatada heysta qoysaskii uu sameeyey fatahaadaha wabiga shabeelle ee deegaanada gobolka shabeellaha dhexe waxa uuna hal-beegyo suugaaneed uu ku xusay doorka bulshada ay ku leedahay in ay is caawiso marka xaaladu ay sii cakirnaato.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.