AMISOM oo Kismaayo ku soo gabagabeysay Aqoon-kororsi ku saabsan ilaalinta Bulshada.

0
213

Jowhar (Radio-Isnaay)-Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AMISOM, ayaa tababar aqoon-kororsi ah oo ku saabsan ilaalinta dadka rayidka ah u soo gabagabeeyay askar Booliis ah oo katirsan maamulka Jubaland.

Warbixitan Waxaa soo jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Mucallim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here