Dadaallada loogu Gurmanaayo Qoysaskii uu Sameeyey Fatahaadaha Wabiga oo ka socda Jowhar.

0
133

JOWHAR (Radioisnaay) Waxaa wali isa soo taraaya gurmadka xoogan ee loo sameynaayo qoysaska dhibateysan ee uu sameeyey Fatahaadaha Wabiga Shabeelle kuwaasi oo ku nool Tuulada Bareey ee duleedka Magaalada Jowhar oo ah halkii markii hore Wabiga uu karkaarada ka jabsaday iyado xaalada dadkaasi ay aad uliidato waxa ayna ubahanyihiin gurmad dhinac walba oo isugu jira Hoy, Rashiin iyo dawooyin Caafimaad.

 

Warbixntan waxaa soo jeedinaya:- Cabdicasiis Xasan Mucallim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here