Rooble oo la kulmay qaar ka mid ah Madaxda maamulada

0
191

JOWHAR (Radioisnaay) Diyaar garowga shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo lagu wado in furitaankiisa ay ka qeyb galaan Saamileyda siyaasadda iyo bulshada rayidka.

Shirkan ayaa waxaa hoggaamin doono Ra’iisul Wasaare Rooble oo dhowaan la wareegay mas’uuliyadda doorashada iyo amniga.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan gaar ah la qaatay Madaxda maamulada ee ku sugan Muqdisho marka laga reebo Deni iyo Cali Guudlaawe oo wali aan soo gaarin Muqdisho.

Shirka ayaa furmi doona maalinta sabtida ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here