Maamulka Xaafadda Kulmis oo Wada Olole Lagu Soo Celinayo Bilicda Magaalada Jowhar.

0
176

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Olole nadaafadeed oo aan kala joogsi laheyn ayaa maalintii afaraad waxaa uu ka socda xaafada kulmis ee magaalada jowhar waxaana ololahan horkacaaya maamulka xaafadaasi iyada oo haween badan oo deegaanka ka soo jeeda ay dhabarka uxerteen sidii loo xoojin lahaa nadaafadda iyo bilicda xaafada kulmis.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here