Fatahaadaha Wabiga Shabeelle oo Barakiciyey Qoysaskii ku noolaa Tuulada Daanyeerey

0
137

Jowhar (Radio-Isnaay)-Tuulada daanyeerey oo qiyaastii dhanka koonfureed magalada jowhar ka jirta 7km ayaa waxa ku fatahay biyaha wabiga shabelle oo sameyn kala duwan ku yeeshay shacabka tuulada daanyeerey oo ka bara kacay tuuladaasi.

Warbixintaan waxaa soo jeedineysa:- Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here