Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha maamulka hirshabeelle cali cabdullahi xuseen ayaa maanta socdaal kormeer ah ku tagay tuulada baarey oo dhawaan uu ku fatahay wabiga shabeelle.
Waxaana Kormeeka madaxweynaha ku wehlinaayay wasiiro xildhibaano iyo maamulka gobolka shabeellaha dhexe waxeyne indha indheyn ku sameyeen goobta uu fatahaada ka sameyay wabiga shabeelle oo ay ka socotay howlo lagu xiraayo.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.
Audio Player