Madaxda My Bank iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo Dhagax Dhigay  Dayactirka Buundooyin.

0
179

MyBank oo ka mid ah Bangiyada ugu waaweeyn ee Dalka oo kaashanaya Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta Xariga ka jaray mashruuc lagu Dayactirayo Labada Buundo ee ku kala yaallo Degmooyinka Waabari iyo Xamar jabjab.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla Cusmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here