Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Jowhar ka Dahfurtay Barnaamijka Bar Ama Baro.

0
152

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Machadka hano iyo wasaaradda waxbarashada hirshabeelle ayaa maanta si wadajir ah magaalada jowhar ugu daah furay mashruuc loogu Magac Daray Bar ama Baro waxaana Munaasabadda Daah furka ka Qeybgalay wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Maamulka hirshabeelle maamulka gobolka kan degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here