Machadka Hano oo Wada Qorshe Wax lagu Barayo Carruurta Danyarta ah ee Magaalada Jowhar.

0
207

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Drs Sacdiya Siyaad oo ah Madaxa macadka Aqoonyahanada  Hano  ayaa sheegtay in ay diirada saarayaan da’da waxbrshada carruurta udhaxeyso 8 sano illaa 15 jir ee awoodi waayay inaay isbixiyaan lacagaha iskuulada lagu dhigto iyaga oo ku dul shaqeyn doona iskuuladii horay u furnaa  balse ka caawin doona dhanka dhismaha iyo hagaajinta agabka iskuulada lagu dhigto.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here