Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ururka Dhalinyarada Horumarinta Magaalada Jowhar ayaa Deeq jawaanno ah ku Wareejiyay Maamulka Degmada Jowhar si ay uga Qeyb qaataan Dadaalada Looga Hortagayo Fatahaadaha Wabiga Shabeelle uu ka Geystay Deegaano Hoosyimaada Jowhar.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.