Rooble” Xukuumaddda waxaa ay mudnaan gaar ah siineysaa Dhalinyarada Soomaaliyeed

0
155

JOWHAR (Radioisnaay) Maanta waxaa ay ku beegan tahay 15-ka Bisha May waana Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ee la Aas’aasay Dhalinyarada SYL , waxaana la filayaa in Magaalada Muqdisho lagu qabto munaasabado lagu xusayo sanadguuradii 78-aad ee kasoo wareegatay Aas’aaskii SYL.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda  Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda Sanadguuradii 78aad ee kasoo wareegatay markii la Aas’aasay Dhalinyaradii Soomaaliyeed ee SYL, kuwaas oo lagu bilaabay 13 Dhalinyaro ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here