Taliska Booliska Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Hambaliyo u Diray Radio Isnaay.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maanta Waxa ay ku beegantahay sanad guurada koobaad ee idacadda isnaay ayaa waxa Hambalyo ku aadan munasabadda sanad  guurada u diray taliska booliska gobolka shabeellaha dhexe.

Ugu horeyn waxa hambalyo u diray Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Isnaay gaashaanle  Aadan yarrow  Xuseen oo ah Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Xaliima Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here