Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Bogaadiyay Waxqabadka Radio Isnaay.

0
146

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 15kii May Sanadkii 2020 maanta oo kale ayey eheed markii hawada ay si toos ah usoo gashay Radio Isnaay waxa ay mudadaasi halka sano ay ka shaqeyneysay horumarinta bulshada ee deegaanada gobolka shabeellaah dhexe iyo in ay uhadasho dadka dan yarta ah ee aan hadli Karin waxa ay kaalin muuqda ka ciyaartay Maamul wanaaga.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here