Idaacadda Isnaay oo Maanta U Dabaal dageysa Sanad guuradii Koobaad.

0
164

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Idaacadda Isnaay ee Magaalada Jowhar ayaa Maanta hal sano jirsatay kadib markii la Aas aasay 15-kii May Sanadkii 2020 iyada oo udhabar adeegtay tabinta arimaha bulshada mudadii halka sano ee ay jirtay waxa ay diiradda saartay  warbixino iyo barnaamijyo ku saleysan arimaha Bulshada.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here