Wasaaradda Beeraha Hirshabeelle oo Kormeer ku Tagtay Goobihii uu ka Fatahay Wabiga.

0
177

Jowhar (Radio-Isnaay)- Mas’uuliyiinta Wasaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad goboledka Hirshabeelle ayaa waxa ay kormeer ku tageen meelaha uu ku fatahay Wabiga shabeelle gaar ahaan Tuulada mooyko.

Maxamed cumar ceymooy Wasiirka Beeraha iyo Warabka Hirshabeelle ayaa sheegay in maalmaha soo socda lagu guleysan doono xerista Buqda Bareey ee duleedka jowhar.

Warbixintan waxa soo jeedineysa: – Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here