Madaxweynaha Hirshabeelle oo Salaadda Ciidul Fitriga Masuuliyiin kula Tukaday Magaalada Jowhar.

0
149

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Cali guudlaawe Xuseen ayaa Salaadda Ciida Masjidka  Madaxtooyada kula Tukaday Masuuliyiin ka Tirsan Labada Gole ee Maamulka Hirshabeelle Maamulka Gobolka shabeelaha Dhexe iyo Iyo Kan Degmada Jowhar.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa Salaadda kadib Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Maalinta Koobaad ee Ciidul Fitriga isaga oo ku Baaqay in loo Gurmado Qoysaska ku Barakacay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here