Wasaaradda Haweenka Hirshabeelle oo ku Baaqday in loo gurmado dadkii ka barakacay Fatahaadaha Wabiga.

0
161

Jowhar (Radio-isnaay) Wasiir Dowlaha Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Isaanka ee Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Sacdiyo Maxamed Nuur ayaa ka hadashay xernashaha Wadooyinka gaar ahaan Wadada isku xerta jowhar iyo Garoonka diyaaradaha oo ay jareen fatahaadaha Wabiga Shabeelle islamarkana dadka ay adeegsanayaan dooni yar iyado madaxda Dowlada faderaalka iyo Hey,adaha ugu baaqday in loo soo gurmado qoysaskii jowhar ka barakacay ee uu sameeyey biyaha wabiga shabeelle.

Warbixintan Waxaa soo jeedinaya:- Cabdi casiis xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here