Ganacsatada magaalada jowhar oo walaac ka muujiyey fatahaadaha wabiga shabeelle.

0
297

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Fatahaadaha Wabiga Shabeelle ayaa Saameeyay Isku Socodka Waddooyinka Soo Gala Iyo Kuwa Ka Baxa Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle Waxaana ay Arintaasi Sababtay Sare u Kac Ku yimid Qiimaha Nuucyada Maciishadda Sida ay Sheegeen Qaar kamid ah Ganacsatada Magaalada Jowhar.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here