Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo Shaaciyay Tirada Qoysaska Ku Barakacay Fatahaadaha.

0
209

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ku dhawaad shan kun oo qoys ayaa ku barakacayday fatahaadihii ku dhuftay tuulooyin hoos yimada Magaalada jowhar iyada oo ay Daadadka Fatahaadaha Ka dhashay ay  Cagta Mariyeen dhulbeereed baaxad leh oo ay ku beernaayeen dalagyao kala duwan.

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa ka Warbixiyay Tirada Qoysaskii ku Barakacay Fatahaadaha Wabiga Shabeelle isaga oo ku Baaqay in loo Gurmado Qoysaskaasi.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here