Duqa Degmada Jowhar oo Ku Baaqay in la Xoojiyo Nadaafadda Caasimadda Hirshabeelle.

0
148

Jowhar –( Radio Isnaay ) – Duqa Magaalada ee Caasimadda hirshabeelle Saalax Muudey Cali ayaa ka hadlay sida loo ilaalin karo nadaafada inta lagu guda jiro xili Roobaadka guga waxa uuna sheegay in biyaha fariista xaafadaha ay ka dhashaan cuduro sida Duumada iyo Shuban Biyoodka.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here