Duqa Baladweyne oo ka Hadashay Qorshaha Billic soo Celinta ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

0
160

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Duqa magaalada baaldweyne Nadar Tubaax Maalin ayaa ka hadashay halka ay marayaan ololaha Nadaafadda iyo Bilic soo Celinta ee ay iclaamisay dhawaan midaasi oo lagu xoojinaayey bilicda xaafadaha magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi casiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here