Ururka Tayo oo ka Hadlay Qorshaha  Afurinta Danyarta Magaalada Baladweyne.

0
157

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha uruurka tayo ee magaalada baladweyne Maxamed Cali Ibraahim ayaa sheegay in ay billabeen sidii bulshada ay kaga tageeri lahayeen  adeegyada Aas Aasiga ah sida waxbarashada iyo caafimaadka gaar ahaan dadka danta yar isaga oo sheegay in meel wanaagsan ay umareyso afurinta dadka barakacyaasha ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here