Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xaalad adag oo dhanka nolosha ah ayaa ka jirta tuulooyinka mooyko iyo baarey oo ah deegnaada ay ka soo billowdeen fatahaadaha xoogan ee karkaarada jabsaday iyado qoysas badan ay ka barakaceen Guryahii ay ku Noolaayeen waxana wali jira cabsi xoogan oo ay qabaan qaar ka mid ah tulooyinka teedsan jiinka wabiga.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jedinaya : – Cabdicasiis Xasan Cabdulle.