Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Beeraleyda tuulada bayaxaw ayaa billaabay tacbashada dhulbeereedkooda Maadaama lagu guda jiro xilli Beereedka guga islamarkaana uu biyo keenay wabiga shabeelle Si ay uga Faa’ideystaan Kheyraadka Alle ku Maneystay Gobolka.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdi wali Axmed Hilowle.