Ururka Dhalinyarada Isxilqaan oo Baaq u Jeediyay Dhalinyarada Degaannada Hirshabeelle.

0
180

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mid ka mid ah dhalinyarada Jowhar ayaa ugu baaqay dhalinyaradda hirshabelle inaay gacmaha isqabsadaan oo ay hormuud unoqdaan dhalinyarada deegaanada dariska la ah isaga oo sheegay in marka hore laga billaabo magaalada jowhar kadibna loo sii gudbo deegaanada hirshabelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedineysa : – Maryama Sheikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here