Dhaqaatiirta Magaalada Jowhar oo ka Digay Halista Xanuunada ka Dhalan kara Fatahaadaha Wabiga Shabeelle.

0
267

JOWHAR -(Radioisnaay)-Xili qeybo ka mid ah xaafadaha magalaada Jowhar ay ku  jiraan biyaha wabiga shabeelle ayaa waxaa jiro qaar ka mid ah carruurta kunol magaalada oo ciyaar u aada  goobaha ay biyaha ay ku jiraan.

Shariif Xuseen Maxmuud oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgala Jowhar ayaa ka hadalay xaaladaha caafimaad daro ee sababaan   fatahaadaha wabiga shabeelle.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Jeedinaya : – Cabdiwali Axmed Hilowle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here