Wabiga Shabeelle oo Ku Fatahay Xaafado ka Tirsan Magaalada Jowhar.

0
181

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulooyinka baareey,xaanshooleey,mooyko iyo xaafadda hantiwadaag ee Magaalada Jowhar ayaa marti galiyay Daadaka fatahaado xalay saqdii dhexe ku soo shubmay Waxaana Dhammaan Qoysaska ay Saameysay Fatahaada ayaa Billaabay in ay ka Barakacaan Guryahooda.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo Soo Jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here